Dulmi Diid
Dulmi Diid
  • 2 806
  • 91 193 787
Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka
Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
ua-cam.com/channels/Wwilof45W1Kqzj6ojPjANA.htmljoin
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12izz7X2XY
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
ua-cam.com/channels/flyQ5Dzv7NKj8T6T6cdNqw.html
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
Переглядів: 35 189

Відео

Yaab Natenyahu iskama hadline waxbaa ku dhacay Rafax?| Ruushka Dagestan O Kaniisad Yahuud la weerara
Переглядів 52 тис.14 годин тому
Natenyahu Dagaalka Rafax waan joojineynaa Muxu ka wadaa?| Ruushka Dagestan O Kaniisad Yahuud la weeraray wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com...
Deg Deg Dagaal Xoogan O Laga Baqaayo inuu dhaco & Bin Qafiir & Natanyahu O Sir La Fakiyay isku hesta
Переглядів 60 тис.2 години тому
Deg Deg Dagaal Xoogan O Laga Baqaayo inuu dhaco & Bin Qafiir & Natanyahu O Sir La Fakiyay isku hesta wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/cha...
Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan
Переглядів 70 тис.2 години тому
Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/cha...
Jug Culus! Xuuthi O Markabki Dagaalka Mareykan 'Dhaawacay '| Natenyahu Qorshihiisa Cusub & Carab!
Переглядів 80 тис.4 години тому
Xuuthi O Markabki Dagaalka Mareykan 'Dhaawacay ' Jug Culus| Natenyahu Qorshihiisa Cusub & Carab! wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channel...
Dhacdo Cusub Israil O Gawaarida Korkooda ku Xireysa Falstiiniyiinta| Wadan Muslim Xijaabka Mamnuucay
Переглядів 56 тис.4 години тому
Ciidanka Israil O Guryaha Rafax Ku Ciil baxaaya| Wadan Muslim Xijaabka Mamnuucay| Dagaal ksocda Qasa wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/cha...
Digniin Cabsi ah Mareykan u Diray Israil & Guriga Natenyahu O la hareereeyay| Sisi & Geeridi Xajka
Переглядів 75 тис.7 годин тому
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/Wwilof45W1Kqzj6ojPjANA.htmljoin Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Su...
Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas
Переглядів 66 тис.7 годин тому
Baroorta Qoysaska Israil & Calaamad Garbaha ugu xiran Ciidanka Israil O Lala yaabanyahay| Xamas wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels...
Deg Deg Dagaal Culus O Rafax ka socda & Ciidan si toos loo leynayo videoga Xamas| Natenyahu
Переглядів 59 тис.9 годин тому
Deg Deg Dagaal Culus O Rafax ka socda & Ciidan si toos loo leynayo videoga Xamas| Natenyahu wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/Wwi...
Ciidanka Israil O Rafax Ku Dhiban| Khilaafki Qarsanaa Banaankuu yimid| Iran O Goodisay & Mareykan
Переглядів 57 тис.9 годин тому
Khilaafki Qarsanaa Banaankuu yimid| Ciidanka Israil O Rafax Ku Dhiban| Iran O Goodisay & Mareykan wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) 447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan. ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channe...
Xamas O Laso baxday dronki Ismiidaaminaayay & Israil O Dacwo ka ah Kaamirooyinka Xamas
Переглядів 79 тис.12 годин тому
Xamas O Laso baxday dronki Ismiidaaminaayay & Israil O Dacwo ka ah Kaamirooyinka Xamas
Deg Deg Duqeyn hada kusocota Yaman| Israil O Ceelal ka qodeysa Qasa| X.Nasrulah : Sir Ayan Helnay
Переглядів 58 тис.12 годин тому
Deg Deg Duqeyn hada kusocota Yaman| Israil O Ceelal ka qodeysa Qasa| X.Nasrulah : Sir Ayan Helnay
Hubki Israil O gabaabsi ah & Natenyahu O Calaacalay| Xisbulah O Video Cabsi Galiyay Israil so daayay
Переглядів 64 тис.14 годин тому
Hubki Israil O gabaabsi ah & Natenyahu O Calaacalay| Xisbulah O Video Cabsi Galiyay Israil so daayay
Sucuudi O Seefta Galka kala baxay Israiley Jooji & Ciidanka Iran O ku jeesjeesay Markab Gubanaaya
Переглядів 68 тис.14 годин тому
Sucuudi O Seefta Galka kala baxay Israiley Jooji & Ciidanka Iran O ku jeesjeesay Markab Gubanaaya
Daawo Marki U Horeysay Doomihi Ismiidaaminta Xuuthi O Baacsanaaya Markab & Mukhaabaraadka Israil O
Переглядів 66 тис.16 годин тому
Daawo Marki U Horeysay Doomihi Ismiidaaminta Xuuthi O Baacsanaaya Markab & Mukhaabaraadka Israil O
Deg Deg Jug Culus Xukuumadi Dagaalka Israil Wey BurBurtay Natenyahu & Bin Qafiir Waxbaa Dhax Maray
Переглядів 74 тис.16 годин тому
Deg Deg Jug Culus Xukuumadi Dagaalka Israil Wey BurBurtay Natenyahu & Bin Qafiir Waxbaa Dhax Maray
Arin Weyn Israil O joojisay Howlgalki K Qasa & Sucuudi O Shirqool uga badbaaday Si Farsameysan
Переглядів 95 тис.19 годин тому
Arin Weyn Israil O joojisay Howlgalki K Qasa & Sucuudi O Shirqool uga badbaaday Si Farsameysan
Israil O ku Wareersan Xamas Hubkey adeegsatay & Tuneelada dhaxdooda O Ciid ka dhacday Qasa
Переглядів 71 тис.19 годин тому
Israil O ku Wareersan Xamas Hubkey adeegsatay & Tuneelada dhaxdooda O Ciid ka dhacday Qasa
Ciidanki Israil Rafax lagu 'laayay' O tiradii Siyaaday! Turki Dharbaaxadi ku dhacday & Ceebteeda
Переглядів 76 тис.21 годину тому
Ciidanki Israil Rafax lagu 'laayay' O tiradii Siyaaday! Turki Dharbaaxadi ku dhacday & Ceebteeda
Ciidan badan israil Gaari lagu dhax gubay| AbuCubeyda Fariintiisa| QowmuLuudki O Godkooda Biyo ugu g
Переглядів 71 тис.21 годину тому
Ciidan badan israil Gaari lagu dhax gubay| AbuCubeyda Fariintiisa| QowmuLuudki O Godkooda Biyo ugu g
Israil Ciidankeeda O lagu qabtay Arin aad la yaabi doonto & Xamas O Tunel & Guri Ku Qarxisay
Переглядів 71 тис.День тому
Israil Ciidankeeda O lagu qabtay Arin aad la yaabi doonto & Xamas O Tunel & Guri Ku Qarxisay
Wixii la Qariyaba Baaridii Weyso Baxday Ciidanka Israil & Ruushka O so Jawaabay!| Somali & Madaxdood
Переглядів 59 тис.День тому
Wixii la Qariyaba Baaridii Weyso Baxday Ciidanka Israil & Ruushka O so Jawaabay!| Somali & Madaxdood
Dagaalkii 3aad ee Aduunka miyaa dhici raba? Ciidanka Israil O xargaha goostay
Переглядів 68 тис.День тому
Dagaalkii 3aad ee Aduunka miyaa dhici raba? Ciidanka Israil O xargaha goostay
Xuuthi O Hub Laga Cabsi qabo isticmaalay| China Xamas Maxey kala yaabtay| Israil O Sirtii Fakisay &
Переглядів 69 тис.День тому
Xuuthi O Hub Laga Cabsi qabo isticmaalay| China Xamas Maxey kala yaabtay| Israil O Sirtii Fakisay &
Waala Fashilmay! Israil & Sucuudi Ciidankooda O kulmay! Kulan La Qarinaayay O Banaanka Usoo Baxay
Переглядів 58 тис.День тому
Waala Fashilmay! Israil & Sucuudi Ciidankooda O kulmay! Kulan La Qarinaayay O Banaanka Usoo Baxay
Deg Deg Xisbulah O Duqeynti Ugu Darneyd ku Wada Israil Hada & Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay
Переглядів 60 тис.День тому
Deg Deg Xisbulah O Duqeynti Ugu Darneyd ku Wada Israil Hada & Sarkaal Sare O Laga Shirqoolay
Israil O Jugtii Ugu Weyneed Taariiqdeeda Ku Dhacday & Xamas O soo Jawaabtay Mudo ka dib| Xisbulah
Переглядів 82 тис.День тому
Israil O Jugtii Ugu Weyneed Taariiqdeeda Ku Dhacday & Xamas O soo Jawaabtay Mudo ka dib| Xisbulah
Daawo Israil O so Bandhigtay Videogi Ayadoo so Furaneysa Maxaabiista & Ciidanki Xamas waxey sameeyen
Переглядів 53 тис.День тому
Daawo Israil O so Bandhigtay Videogi Ayadoo so Furaneysa Maxaabiista & Ciidanki Xamas waxey sameeyen
Cajiib! Dagaalyahan Xamas O si Mucjisa ah uga Baxsanaya Drone & Taangi ila arag| Dagaalka M.Carabta
Переглядів 89 тис.14 днів тому
Cajiib! Dagaalyahan Xamas O si Mucjisa ah uga Baxsanaya Drone & Taangi ila arag| Dagaalka M.Carabta
Qiyaano Weyn! Ciidanka Israil O Falastiiniyiin iska dhigay & Xukuumadi Natenyahu O laga kala Cararay
Переглядів 61 тис.14 днів тому
Qiyaano Weyn! Ciidanka Israil O Falastiiniyiin iska dhigay & Xukuumadi Natenyahu O laga kala Cararay

КОМЕНТАРІ

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 40 секунд тому

    Bilinkin wa yahuud o laba wajiile ah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 4 хвилини тому

    ❤wcs ❤

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 6 хвилин тому

    waa yeli Karan sababto ah dagaalkii 2006 miya ma hubo markay israiil duqesay bayrud xasan Nasrallah wuxu yiri hadaa Markle duqeysan bayrud wuxu yiri xayfaa maabacda Tala abiib Ayaan duqeynena marka way duqeyn ran

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 13 хвилин тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 26 хвилин тому

    Lubnaan carabta dhan dawlad shacab ah ayey uhaysataan😂

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 27 хвилин тому

    Waxay fiirinayaan siday dawlada lubnaan uga walwasho 😂

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 30 хвилин тому

    Waa beentiis Falastiin dhan in ay qabsadaan ayey rabaan 😢

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 57 хвилин тому

    Kuwaas waa westren pro

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Годину тому

    danta galbed falastiiniyiinta kunool waa dabaalyaal hurdoweyn kujire ilaahow hurdada kakici

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Годину тому

    Insha Allaah guul Reer falastiin

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 Годину тому

    Asc, sheekh waad ku mahadsantahay sidaad noogu soo gudbiso wararka aduunka iyo sidaad u waaniso oo ula taliso soomalida maanta waxaan kaa codsanayaa inaad gaarsiiso dadka soomaalida meel kastoy joogaan inaan loo dabaaldegin wiiga xoriyada oo soo dhow waayo wax loo dabaaldego ma jiraan wadankii wuxuu ku jiraa gumeysi itoobiya iyo imaaraat gaar ahaan itoobiya ayaa wadankii heysata markaa waa in lagu bedelaa wiiga u ducenta wadanka , dadka soomaliyeed waxaan ka codsanayaa oon ku adkeynayaa in aaney meelna isugu soo bixin wax xoriyad la dhaho waa wiigii murugada iyo u duceynta wadanka

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 години тому

    Allaha waxaan ka baryayaa in siday Gaza uga jareen korontada biyaha gaska Allaha deegaanka yahuuda uga jaraan xisbullah Allaha gaajo iyo oon shidaal korta la aan ku rida Allaha hospitalada ka burburiya iyo dekadaha elaporka School jaamacada guryaha goobaha ganacsiga xarumaha dowladda xerooyinka ciidanka hubka meesha u yaala diyaaradaha marakiibta Allaha qixiya wadan yahuuda la yiraah aduunka ka tirtira sanadkaan gudahiisa Allaha u xasuuqa si kadan siday Gaza Palestian ugu xasuuqeyn Allaha ciriiri galeya Allaha gurmadka ka xira oo meel ay u soo maraan la waayaa Allaha cadowga u hiiliya jabiya oo ayagana qixiya cidankooda oo meelkasta laga soo weerara shacabka ku kacaan cir iyo bad dhul Allaha ka xayira yahuuda Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin iyo xisbullah xatuuti muqaamiwada meelkasta ay joogaan Allaha dagaalkan ugu dhiga midkii ay ku xoroobi lahayeen Falastiin Lubnaan suuriya Jordan dhulalka laga weysa uga kiciya Allaha Masjid Al Aqsa qudus oo dhan ka xoreeya iyo Falastiin oo dhan Allaha ugu soo wada celiya dhulkooda oo dhan Allaha yahuuda kuwada celiya meelahii ay ka yimaadeen oo laga nacaa Allaha hantida ka qaada Allaha wadamada ay xukunkooda ku jiraan laga wada saara Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @calijey8932
    @calijey8932 2 години тому

    السلام عليكم شيخ اسمي عبد السلام إبراهيم وأريدكم مساعدتي لأن المعرفة التي لدي لا تكفي لما أبحث عنه، أنا في وضع فعال للغاية لذا يرجى الرد على رسالتي لدي قصة لأشارككم

  • @MaxamadCumar-wi2og
    @MaxamadCumar-wi2og 2 години тому

    Shiiq maxmd aad baan ula sucdaa barnaamijada aad soodesid marwaliba waan kumahd santhy sahqada aad uhaaysid bulsada

  • @ugaasarkaani
    @ugaasarkaani 2 години тому

    Qaxa ay qaxaeen qaxbaa kahoreyay inta hartana wey qaxi Donan insha allah

  • @mohamaxamuud-km4rc
    @mohamaxamuud-km4rc 2 години тому

    Asc. Horta xisbulaah iyo lubnaan maxaa iska gale

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 2 години тому

    Xisbullah ayaa u baxsaday hud hud markeda hore

  • @IikaalayAdiga
    @IikaalayAdiga 3 години тому

    Waa burcad siyaasi

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 3 години тому

    Sababtoo ah waxaa la rabaa in laga guuro shidaalka aad baana usoo dhawaynaya runtii waa arib bogaadin mufan

  • @Cabdikadir_xusein
    @Cabdikadir_xusein 3 години тому

    Mesha wax badan aa la ogeen ka socdo. Israail waxey rabtaa dagaal iney lakasho xisbullah . Weyna ogtahay ineynan ku aadin lkn waxey raadinee qaab eyku isticmasho hubka nucler ka .weyna isticmali doonta . Umada muslimka allaha ka bad baadiyo!!

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 години тому

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @user-hl5qd4uq7g
    @user-hl5qd4uq7g 4 години тому

    Dadkas wadankoda ayagaa iskaleh waxa ay raban aysamesayan maxaa kagalay shekhow

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 4 години тому

    Wadaadkan waa beenawaaas. Carabta waa laga adkaaday iyo muslimka labadaba. Muslimka. Waa fulayo. Dhamaantood waana dad aad u xun

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 5 годин тому

    SC, hooyoyin Somalyed ee dagan Minnesota oo 4, 5 ama 6 Dabaal u wadayo, iyadoo hooyada eysan Dabaal aqoonin, marka HOOYOYINKA SOMALIYED EE ILMAHA MARKEY BIYAHA GALAAN, HOOYADINA EY TIKTOK GASHO, ILMAHANA EEYSAN DHANKOODA FIIRININ AYAA BUUXO. ILMAHAADA AYAA FIIRIS KAAGA BAAHAN. ABSENT FATHERS

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 6 годин тому

    Ilaalinta deegaanka iyo dabeecada si loo dhiiri galiyo ayaa loo tageeraya dadka gadiidka aan dabeecada waxba u dhimaynin wata. Waxaa fiican inuu qofku ka hadlo wax uu aqoon u leeyahay.

  • @abdiwasahabdullah6151
    @abdiwasahabdullah6151 6 годин тому

    Maxamud abas Dowladis majirto sidi marenkan iyo Israel qaban qorshahoda hadi dono xms ha tagero ama hadayo arin asago u talo

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 6 годин тому

    Wax ba kama dhihi karo arink😅aa. Alif uu ka soo qaldamay Al Baqra lagama sixi karo Armaa wadanka shiyuukh iyo imaam loo badalaa amaa musxafka quraanka kariimka leysku xukumaa waa saan iyo si kasii liidata lee loo sii socdaa hadal badan Haan ma buuxshee intaan alla u noqono aan isku xukuno quraan kariimkaa oo aan markasto ku faano waan dhameeyay iyo waan xifdiyay. Malaa,ik intey noo timaado naguma xukumeyso iskumana keen toosineyso. Ileen mar horaan diidnay toosnaan dhac iyo boob been isku sheeg aan xaajo ka dhiganay markaan hadleyno waxaad moodaa inaan ba waligeen dhiman doonin ama nala xisaabi doonin Laan laan u faaneyso oo hal geedkuwada yaala caqligaa laga aradan yahay xikmamad iyo naf la xisaabtan na ma jiro mana naqaano wiilka ama gabdha soo tahriibtaahu wexey ka bilaabee iney Sar wadan daddow ka dhisan isku sawirto oo ay social media soo dhigto ma awoowgeed baa dhisay awowgeed so kii geedaha hoostooda jaraha ku dheeli jiray maaha? markii daddkan awow yaashood noloshan u sameynaayeen isku soo duub e dhanka caqligaa wadanahay.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 годин тому

    WAR MAGACA RABBI DHAMAYSTIR. MAXAAD U KALA REEBI JAALLE????

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 6 годин тому

    Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @user-tp7hg9rw7r
    @user-tp7hg9rw7r 6 годин тому

    Inay sheegaan maaha inta gantaal ee ay tuuri donan waa laga diyar garoobidoona dadkan miyanay siyasada dagaalka aqoon waxaad ku dagaal galyso sirtaada hadaay kaa sii hormarto soo lagag faa iidaysan maayo oo lagaga hor marimaayo intaadan adigu samayn iraan ayaa sii sheegtay inay weerar qaadi doonto waana taynu ogayn in lagisii diyaar garoobay Waar ha sheegina airtiina dagaalka

  • @AliMiguil-xt3on
    @AliMiguil-xt3on 7 годин тому

    Très bon journaliste .bravo. je ne rate pas ton information. MERCI

  • @iyakeali7649
    @iyakeali7649 7 годин тому

    @HORUFADHITV Asc walal Baal firsoo waraar cusb ayaa soo baxay oo falastiin ka hadlaysa hadi aad katagtay

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 7 годин тому

    Ka guura wadamada gaalada soomaaliyeey inteey goorgoortahsy

  • @AbdiMagan-hq1pg
    @AbdiMagan-hq1pg 7 годин тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW S CW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 7 годин тому

    Ilaahow caawi falastiin iyo dhamaan muslimiinta

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 7 годин тому

    Xishbulhi iyo Iraanta Gantaaladoodu wax tarmaleh. Wax lagufaanana maahan. Waa faan iyo bakh bakh laftigooda yuhuuda lashaqayn iyo maraykanka. falastiintana way hoodaadin.

  • @umulkhergaming2913
    @umulkhergaming2913 7 годин тому

    asc sheikh what happened to the training course videos that you said you were going to post

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 7 годин тому

    Maadaama ay. Xisbullahi soo sawirtay oo laga dilay sarkkalo, maxaa u ugu aarsaweyso waqtiga ay wax duubeyso, maxaa fursadaas uga faaideyso weydiu

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 8 годин тому

    yahuud ayago dhul eyesan laheyen ayago dagan ayey kibir iyo isla weyenini ku darsadeen Ilaheye idnku salid dowlad idinka awood badan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 8 годин тому

    Alaha pelestine haguuleyo yahuud alaha hakashifo

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 8 годин тому

    Xageeku dembeeysey online course

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 8 годин тому

    #Kooorsadii maxaa kudhacay aga Xataa kama soo hadashid bee 🙄🙄🙄

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 8 годин тому

    ILLAAHAAYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW CAAWII

  • @user-yi7xx3cn5i
    @user-yi7xx3cn5i 8 годин тому

    Thank you shiekh for the information I live in tx

  • @user-yq5dg9mv6n
    @user-yq5dg9mv6n 8 годин тому

    Dawlad kusheektan daanta galbeed ee dhulka reer Ftn kajirtaa maxay ugahadlilacdahay mise iyadaba kulasocota?

  • @nuurboukharihasan4740
    @nuurboukharihasan4740 8 годин тому

    Sheekho Arimaha soomlida wadka hadasha badi wana ku mahadsantaahay arinka lkn soomalida Ethiopia 6 sano dagal lagu dhamaday aya ka jira dhulki soomalida aya la bobaya gobolka STTi inbadan oo kamada canfarta oo ayi Ethiopia hubka iyo sanad la daba jogto soomali badan aya guryohogi iyo hantidod labobay lana barakiciay hada ababul xog leh aya jiro soomalidu dhulbay so ceeshatay lkn Ethiopia canfarta u saftay waliba Dagalka kuso bartay Kaso hadal walal si locawiy ama lo duceye inu alle ka qabto cadoga Ethiopia ee isuso bahystay

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 8 годин тому

    Dal aan lahayna waa Darren ku ioog

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 годин тому

    Walaalow goormaat tabisay warkaan ma axadaa mise waa isniin waa ku wareernay fadlan nooshee malinta iyo bisha

    • @AmiiraBashiit
      @AmiiraBashiit 5 годин тому

      Saacada maafiirisid 3 saac Leeba yaalaa

  • @toobaliin
    @toobaliin 8 годин тому

    waa naag yahuud ah caruurta isku dayday in ay disho naagta sida wararka qaar sheegeen.

  • @omaranisabriye1305
    @omaranisabriye1305 8 годин тому

    Nakta asalkeda wa yahuud